Dagaal khasaare nafeed geystay oo ka dhacay duleedka degmada Afgooye

Dagaal ayaa saaka ka dhacay duleedka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose kaasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo dabley ka tirsan ka tirsan Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii dableyda ka tirsan Al-shabaab ay weerareen fariisimo ay ciidamada dowladda ku leeyihiin degmadaasi. Ciidamada la weeraray ayaa la sheegay inay ka tirsan yihiin booliska Soomaaliya, qiyaastii muddo … Continue reading Dagaal khasaare nafeed geystay oo ka dhacay duleedka degmada Afgooye